Factsheets
Fahamka baaxadda Gubashadaada
Dhaawacyada gubashada waxaa sababa dab ama olol, dareere kulul ama uumi, taabashada shay kulul ama walax sida dufan ama daamur, kiimikooyin, ama koronto. Marka ay qiimeynayaan dhaawaca gubashada, dhakhaatiirtu waxay eegaan laba arrimood: sida ay u qoto dheer tahay gubashadu iyo cabbirka gubashada oo lagu qiyaaso boqolkiiba wadarta ...